(Akhriso) Beesha caalamka oo war ka soo saartay wadahadalka DF & Somaliland

Saaxiibada Soomaaliya ee Caalamka (ee hoos ku qoran) waxay soo dhoweynayaan wadahadalka u dhexeeya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed ‘Farmaajo’ iyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, wadahadalkaas oo uu martigeliyey Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha Jabuuti, uuna ka soo qaybgalay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed Cali. Waxaan bogaadinaynaa taageerada iyo wada-shaqaynta gobolka ee horseedday wadahadallada. Waxaan soo … Continue reading (Akhriso) Beesha caalamka oo war ka soo saartay wadahadalka DF & Somaliland